Cidda aad la xariirayso iyo kooxaha maxaliga ah – Somali

Ma qabtaa wax su’aalo ah? Waxaa suuragal ah inaad doonayso tilmaamo ama talo, ama aad u baahan in lagaa caawiyo isqorida?

Iimel noogusoo dir naturvern@naturvernforbundet.no ama nagasoo wac 23 10 96 10 (ka dooro 3 dookhyada). Waxaan ku hadalnaa afka Norway iyo Ingiriis.

Kooxo maxali ah ayaa noo jooga wadanka oo dhan. Dadka deegaanka ku nool waxay ka wada shaqeeyaan ilaalin bii’ada deegaanka. Waxay abaabulaan safaro, kullano iyo khubado laga jeedsho aagaaga. Waxaa suuragal ah inay kaa caawiyaan helitaanka qof baaskiil ulasoo wada? Si aad ugu birto, waxaad heli kartaa kooxda deegaankaaga ama kuwa maxaliga ah halkaan, kalana xariir: https://naturvernforbundet.no/fylkeslag/. Dadka intooda badan waxay ku hadlaan af Noway iyo Ingiriis, laakiin kooxaha maxaliga ah qaarfkood waxaa jiro dad ku hadlo luuqado kale.
Haddii aad doonayso mawduuc gaar ah oon ahayn kuwa kooxda maxaliga ah ay ka shaqaynayaan, waxaad la xariiri kartaa shaqaalaheena ka shaqeeya xafiiska Oslo adoo adeegsanaayay iimeelka ama nambarka taleefanka ku qoran dusha sare ee boga.

Ma doonayso inaad aragto waxa ka socda Naturvernforbundet hadda? Nagala soco Facebook!